Xarun loogu tala galay in lagu iibiyo agabka haweenka oo laga daah furay Kismaayo.

0
134

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada kismaayo ee xarunta KMG maamulka Jubbaland ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayay xarun cusub oo loogu talo galay in lagu iibiyo agabka dumarka sida shoobinka noocyadiisa kala duwan.

Munaasabadan ayaa waxa goobjoog maamulka xaruunta , Qaar kamid ah Haweenka magaalada kismaayo , Dhalinyaro, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.