Barakacayaal ku nool xaafadda Ceeljaalle ee Baladweyne oo cosday in gurmad lala soo gaaro.

0
105

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaskan barakacayasha ah ee ku nool xaafadda Ceeljaalle ee magalada Baladweyn ayaa waxaa soo food sartay xalad dhanka nolosha ah oo ay kamid yihiin hooy la-aan,biyo yari,caafimaad daro iyo raashiin la-aan.

Dadkan danyarta ah ayaa isugu jira haween ka yimid tuulooyinka hoosyimaada magaalada iyo kuwo kasoo barakacay magaalada kuwaasi oo ay guryihi ay daganaayeen ay saameeysay fatahaadii.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.