Maamulka Madarasada Tawakal ee Dhoobley oo codsaday in laga caawiyo dhismaha madarasada.

0
118

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madarsada Tawakal oo kamid ah madaarista Qur’aanka kariimka taas oo ku taalo Magaalada Dhoobley ayaa waxaa xiligan ka muuqdo dayac xoogan

Madarsadaan ayaa ka sameysan dhismaha cariishka ah waxeyna u bahan tahay dayac tir lagu sameyo marsada ayaa la dhisay waqti hore balse hada duntay

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.