Haween ku nool Baydhabo oo abuurtay ganacsiyo yaryar oo nolol maalmeedka qoysaskooda ku mareeyaan.

0
107

Baladweyne (Radio Beerlula)-Haween badan oo ku nool magaalada Baydhabo ayaa sameystay fursado ganacsi oo ay ku mareeyaan nolol maalmeedka qoyskooda iyagoo iibiyo hilibka sagaarada.

Haweenkaan ayaa sagaarada ka iibsado raga ka keeno miyiga  magaalada beeydhabo waxaana iyagana ay kasii iibiyaan bulshada.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen