Tababar ku saabsan sidii dhalinyarada loo baraarujin lahaa oo lagu qabatay Magaalada Berbera.

0
169

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa Magaalada Berbera kuqabatay tababar kur loogu qaadaayey wacyiga dhalinyarada islamarkaana ku saabsan amniga iyo doorka aay kaqaataan dhalinyarada

Waxa ka qeyb galay furitaanka tababarka agaasimaha waaxda Dhalinyarada ee wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Mustafe Cali Nuur iyo isduwaha wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland gobolka Saaxil Shaafici Jaamac Aadan.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi