In ka badan 165 ardey oo ka qalin jabisay machadka Modern ee Baladweyne.

0
104

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne xarunta Gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay in kabadan 165 arday oo isugu jiro wiilal iyo gabdho kuwaas oo baratay Maadooyiiinka Ingiriiska iyo cilmiga koombiitarka kana aflaxday machadka Luuqadaha ee Modern.

Munaasabadaan ayaa waxaa ka qayb galay Mas,uuliyiin, Macalimiin, waalidiin, Salaadiin, Arday iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.