Munaasabad lagu dhirgelinayay ardeyda sannadkan ka baxay fasalka 8-aad oo lagu qabtay degmada Luuq.

0
116

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munasabadan ay ku qalin jabinayeen arday dhameysay fasalka sideedaad ee dugsiga hoose dhexe ee Boyle ayaa lagu qabtay degmada Luuq.

Waxaana munaasabada ka soo qeyb galay maamulka iskuulka , waalidiin, Macalimiin, Dhalinyaro, arday , iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi