Mashruuc lagu balaarinayo wasaaradda caafimaadka jubbaland oo laga dhagax dhigay magaalada Kismaayo.

0
105

Baladweyne (Radio Beerlula)-wasiirka wasaarada caafimaadka iyo daryeelka bulshada Jubaland Ismaaciil Axmed Garas ayaa dhagax dhigay dhismaha cusub ee lagu balaarinaayo xafiisyada wasaarada caafimaadka ee maamulka Jubbaland.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxa goob jog ahaa wasiirka wasaarada Caafimaadka Jubbaland, wasiirka arimaha gudaha maamulka jubbaland , Xildhibaano iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey