Kulan looga hadlayay wax ka badalka iyo dhameystirka dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
109

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 22-aad ee Guddiga Joogtada ah Golaha Shacabka, kaa soo ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargeysa.

Kulanka waxaa goob joog ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen