Shirkado isku tagay oo Garoowe ka hirgeliyay ceelal biyo macaan.

0
115

Baladweyne (Radio Beerlula)-Iskaashi oo buuxo oo ay yeesheen shirkadaha ka shaqeeya biyaha ee Garowe iyo maamulka Puntland ayaa waxa ay ku guuleysteen in shacabka Garowe ay helaan Biyo Macaan

Shacabka garowe ayaa markii hore ku dhibqabay helista biyo macaan iyaga oo markii hore biyaha qasabadaha aan cabi jirin taa badalkeedana ay cabi jireen biyaha la fiiltareeyay.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan