Tababar ku saabsan sida loo daaweeyo xoolaha oo lagu soo gaba gabeeyay Galkacyo.

0
83

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee maamulka Galmudug Cabdulaahi Cabdiraxmaan Tootoole ayaa Gaalkacyo Tababar ugu soo Xiray 20 xubnood oo loo Tababaray Xanaanada Xoolaha.

Tababarkaan oo socday mudo 40 maalmood ah ayaa waxa shaqaalaha lagu tababarayey xanaanada xoolaha iyo Sida loo daaweeyo.

Warbixintan waxaaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.