Barakacayaal ku nool magaalada Kismaayo oo codsaday in gurmad lala soo gaaro.

0
114

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kaamka Badar 1 oo ka ka mid ah kaamamka barakacayaasha ee ku yaala magaalada Kismaayo ayaa waxaa kunool 75 qoys oo barakacayaal ah kuwaas oo ka soo barakacay deegaano ka tirsan gobolaka Jubada hoose.

Qoysaskaan ayaa ahay xoolo dhaqto iyo beerley waxeyna soo maciin bideen magalada kismaayo

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.