Horudhaca : CABUDWAQ VS BAXDO Tartanka kubadda cagta degmooyinka Galmudug.

0
193

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxaha CABUDWAQ VS BAXDO ayaa maanta ciyaari doona kulan kamid ah Tartanka kubadda cagta degmooyinka Galmudug.

Ciyaarta ayaa ka dhici doonta Cadaado stadium waxaana ay bilaaba doontaa 3:45 PM.

labada kooxood ayaa kulankan isku soo diyaariyay waxaana usoo daawasha tagi doonna taageerayaal badan oo ka socda labada kooxood iyo kuwa xiiseeya ciyaaraha.

Xogta kulanka oo kooban

CABUDWAQ VS BAXDO

Waqtiga: 3:45PM
Adado stadium