Tababar ku saabsan Afka Soomaaliga oo wariyaal looga daah furay Muqdisho.

0
103

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Daa’uud Aweys Jaamac ayaa tababbar ku saabsan Afka Soomaaliga u furay qaar ka mid ah wariyayaasha ka hawlgala Warbaahinta ku hadasha afka dowlada.

Tababarkan oo socon doono mudo 10 maalmooda ah ayaa waxaa iska shaashanayaan wasaarada warfaafinta iyo Akeedamiyadda cilmiga fanka iyo suugaanta.

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed