Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa agab Caafimaad iyo Dawooyin loogu talagalay Sheybaarka kala wareegay Hay’adda Caafimaadka aduunka WHO
Waxa ka qeyb galay madasha lagu wareejinayey agabka iyo Daawooyinka mas’uuliyiin katirsan wasaarada Caafimaadka Somaliland iyo madax katirsan hay’adda WHO
Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi