Madaxwaynaha Galmudug oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee wasaaradda waxbarashada

0
83

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha mamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo wehliyo wasiirka Wasaaradda Waxbrashada Galmudug ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub oo laga hir gali magalada dhusomareeb oo ay ku shaqeyn doonto Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare.

Munaasabadda waxaa ka qayb galay, Xildhibaano ka tirsan labada gole ee BFS iyo mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha mamulka Galmudug.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen