In kabadan 140 arday oo bartay xirfadaha kala duwan ee farsamada Gacanta oo munaasabad loogu qabtay Berbera

0
112

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Berbera ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen 140 arday oo bartay xirfadaha kala duwan ee farsamada Gacanta sida Computerka, Dabka islamarkaana ka aflaxay dugsiga farsamada gacanta ee YUVENCO

waxa ka qeyb galay munaasabada farxaan Maxamed Xassan isuduwaha wasaarada shaqa galinta arimaha bulshada iyo qoyska Somaliland mas’uuliyiinta magaalada Berbera iyo mas’uuliyiin katirsan hay’adda YUVENCO iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.