Barnaamijka Ganacsiga ee Radio Beerlula.

0
127

Baladweyne (Radio Beerlula)-Barnaamijka Ganacsiga ee Radio Beerlula Todobaadkaan waxaan diirada ku saareynaa qiimaha la iibiya Olyada Gawaarida Noocyadeeda kala duwan. waxana soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.