tababar loo qabatay shaqaalaha Hanti dhowrka qaranka oo lagu soo xiray Muqdisho

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ayaa lagu soo gabagabeyey tababar socday mudo sadax cisho islamarkaana looqabtay qaar kamid ah shaqaalaha Hanti dhowrka qaranka.

Waxa kaqeyb galay xiritaanka tababarka mudane Ciise Guure gudoomiye Ku Xigeynka Maamulka Gobalka Banaadir qaar kami ah shaqaalaha hanti dhowrka iyo Marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.