Natiijooyinka kulamadii laga ciyaaray Tartanka kubadda cagta degmooyinka Galmudug

0
152

Baladweyne (Radio Beerlula)-waxaa wali  kasocda garoonka degmada Caddaado tartanka ciyaaraha Galmudug oo udhaxeeya kooxa kala matalaya degmooyinka Galmudug.

Kulamada galabta dhacay ayaa kusoo dhamaaday natiijooyin  aan la fileyn ciyaarta ayaa waxaa  u daawasha taga boqolaal qof oo xiiseeya ciyaaraha.

Kulamada galabta dhacay iyo natiijooyinka ay kusoo dhamaadeen hoos ka akhriso.

GAALKACYO 3 – 1 HOBYO

GURICEEL 1 – 4 CAABUDWAQ