Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya iibinta mac macaanka

0
157

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhallinyaro badan oo noloshooda ka maareeya iibinta mac macaanka sida buskudka,Xalwada iyo Doolshaha .

Dhalinyaradan ayaa shaqadan uga maarmay ineey ka tahriibaan dalka waxaana ay ka helaan lacago ku filan nolol maalmeedkooda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.