Maamulka degmada Gaalkacyo oo soo saaray amaro la xiriira Dul daaqsimeedka

0
178

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada galkacyo oo kaashanaya talisaka booliska degmadaas ayaa soo saaray amaro laxariira dhul daaqsimeedka kadib markii cabasho uga timid dadka reer miiga ah ee degaano hoostaga Galkacyo Galmudug.

Bulshada deegaanada miyiga ah ee degan deegaanada kala ah qalaanqal marjiicleey iyo faarax geedi oo ka tirsan gobolka mudug ayaa la wadaagay cabashada ay qabaan maamulka gaalkacyo ee Galmudug waxana ay sheegeen in ay jiraan dad xaalufinayo dhul daaqsimeedka

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad.