Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland ayaa Degamada Eyl ee Gobolka Nugaal ka daah-furay wajiga labaad ee Barnaamijka Naqshadaynta wadooyinka Magaalada
Waxaana daah-furka ka qaybgalay Wasiirka Qorsheynta maamulka Puntland Maxamed Siciid Faroole Maamulka degmada Saraakiil engineero iyo qeybaha kala duwan bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.