Horudhaca :CADAADO VS BALANBALE

0
193

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxaha CADAADO VS BALANBALE ayaa maanta ciyaari doona kulan kamid ah Tartanka kubadda cagta degmooyinka Galmudug.

Xogta kulanka oo kooban

CADAADO VS BALANBALE
Waqtiga: 3:45PM
Adado stadium

labada kooxood ayaa kulankan isku soo diyaariyay waxaana usoo daawasha tagi doonna taageerayaal badan oo ka socda labada kooxood iyo kuwa xiiseeya ciyaaraha.