Horudhaca : XERAALE VS DHUUSAMAREB

0
119

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xulka Dhuusamareeb ayaa galabta Ciyaari doona kulankoodii 3aad ee tartanka Degmooyinka Galmudug, Waxaana ay wajihi doonan Xeraale.

labada kooxood ayaa kulankan isku soo diyaariyay waxaana usoo daawasha tagi doonna taageerayaal badan oo ka socda labada kooxood iyo kuwa xiiseeya ciyaaraha.

Xogta kulanka oo kooban

 

XERAALE VS DHUUSAMAREB

Waqtiga: 2:00 PM

Adado stadiu