Tababar ku saabsan habka loo tabiyo wararka caruurta oo laga daah furay Muqdisho.

0
161

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Warfaafinta XFS ayaa  tababar ku saabsan Sida loo tabiyo wararka ku saabsan xaquuqda Caruurta ugu furay magaalada Muqdisho qaar ka mid ah wariyaasha ka howlgala Warbaahinada ku yaalo Caasimada dalka soomaaliya ee muqdisho.

Ujeedka loo qabtay tababarka ayaa waxa uu yahay sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta iyo hab tabinta wararka la xiriira caruurta.