Tartan kubadda cagta ah oo lagu soo gabagabeeyay Kismaayo

0
132

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaaladda kismaayo ee xarunta kmg maamulka jubbaland ayaa lagu soo gabagabeeyay Tartan Ciyaaraha  kubadda cagta oo ay taabo-gelisay Hayada IDo oo kamid ah Hayadaha ka howlgala magaalada kismaayo.

Ujeedka loo qabtay tartanka ayaa waxa uu ahaa is dhexgalka dhalinyarada xaafada Calanleey , waxaan ka qayb galay ilaa iyo afar kooxood ah oo ka dhisan Xaafada calanleey.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey