Tababar ku saabsan warfidiyeenka isbadelka cimilada warbixinada horumarka waara ee Soomaaliya oo lagu qabtay Baladxaawo.

0
102

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan warfidiyeenka isbadelka cimilada warbixinada horumarka waara ee Soomaaliya.

Tababarkan ayaa waxa loo qabtay 15 wariye oo ka howl gala warbaahinada kuyaala magaalada Baledxaawo waxaana bixinayey tababarka dalada SJS

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.