Olole nadaafadeed oo laga sameeyay Xaafadda hanti wadaag ee magaalada jowhar

0
220

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jowhar gaar ahaan xaafadda Hanti wadaag ayaa laga sameeyay olole nadaafadeed oo dib loogu soo celinayo bilicda magaalada.

Ololahan nadaafadeed ayaa lagu jarayay geedaha ka baxay hareeraha qaar kamid ah wadooyinka mara Xaafadda waxaana sidoo kale lagu aruurinyay qashinka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.