Maamulka iyo bulshada deegaanka Docolley ee gobolka Galguduud oo shir ka yeeshay horumarinta deegaanka.

0
132

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kulankan oo looga arinsanayay horumarinta Deegaanka Docolley oo hoos taga degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa lagu qabtay deegaankaas.

Kulanka ayaa waxaa ka qayb-galay wax-garadka deegaanka qeybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka deegaanka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.