Dhallinyaro ku nool magaalada Jowhar oo abuurtay ganacsiyo ay ka mareeyaan nolol maalmeedka qoysaskooda.

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhalinyaro badan oo ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa sameystay fursado ganacsi oo ay noloshoda ku mareyan

Dhallinyaradan ayaa iibiya cabitaanka waxaana ay ka helaan lacago ay ku dabaraan nolol maalmeedkooda.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen