Maxkamadda gobolka Banaadir oo Muwaadiniin Soomaaliyeed ku wareejiyay dhul muddo si sharci darro ah looga haystay

0
190

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha maxkamada gobolka banaadir ayaa dhulkooda ku wareejiyay muwaadiniin soomaaliyeed oo dhulkooda sifo sharici darro ah looga heystay waxaana goob jog ka ahaa taliska ciidanka booliska gobolka banaadir oo burburiyay dhismayaashii ka dhisnaa guriga lagu wareejiyay muwaadiniintii lahaa .

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed