Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somalilnad ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo lagu dhiiri gelinayay macalimiinra habka ay ardayda wax u baraan
Munaasabadan oo ay soo agaasimeen qaar kamid ah ardayda Jaamacadda Alpha ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Jaamacadda ,Bahda waxbarashad iyo masuuliyiiin kale.
Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin
Audio Player