Ardeyda barata sharciga ee Jaamacada Banaadir oo loo furay maxkamada Matalaada.

0
160

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Jaamacada Banaadir ayaa magaalada muqdisho ku qabatay munaasabad aay ku daah fureysa Maxkamada Matalaada taasi oo ay ka faa,iideysan doonaan Ardayda dhigata Kuliyada Shareecada iyo Qaanuunka ee Jaamacada

Waxa ka qeyb galay munaasabada lagu daahfurayey maxkamada matalaada mas’uuliyiinta jaamacada Banaadir, garyaqaano, aqoon yahano, arday iyo xubno kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi