Madraso cusub oo laga hirgiliyay magaalada Baladxaawo

0
129

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baledxaawo ee gobolka Gedo ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey mu’asasada horumarinta waxbarashada iyo deegaanka ee al-Xayaat.

Waxa ka qeyb galay munasabada lagu daahfurayey mu’asasada maamulka mu’asasada culumaa’udiin walidiin iyo marti shaf kale.

Warkan waxa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi