Wasaarada Bay’ada iyo Duur joogta KGS oo ku baaqday in la joojiyo ka ganacsiga dhuxusha.

0
100

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shirkan jaraaid uu xafiiskiisa ku qabtay wasiir ku xigeenka wasaarada beeyd,ada koofurgalmeed Soomliya Axmed Maxamed Aadan ayuu uga digay bulshada ku howlan jarista dhirta in ay ka waantoobaan.

Wasiirka ayaa shegay in wasaarada ay wado da,daalo shaqo abuur loogu sameynayo dhalinyarada kashaqeysato dhuxusha.

Warkan waxa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan