Fatahaad uu geystay webiga shabeelle oo saameyn ku yeelatay beeraleyda Jowhar

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha mamulka degmada jowhar Cismaan Maxamed Muqtaar oo ay wehliyaan masuuliyiin ka tirsan mamulka Hirshabelle ayaa ku baaqay in gurmad deg deg ah lasoo gaarsiyo dadka ku nool degmoyinka gobolka Sabealaha dhexe oo ay saameyay fatahaada Wabiga Shabeelle.

72 tuulo oo ka tirsan gobolka shabelaha dhexe ayeey saameysay  fatahadii wabiga Shabelle dadkii ka barkacay ayaa waxaa haaysto xalad nolol xumo.

Warkan waxa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen