Tartan ku saabsan Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka oo lagu qabtay Burco.

0
208

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Burco ee xaruunta Gobalka Togdheer ayaa lagu qabtay tartanka Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka kaasi oo ay soo qaban qaabisay Hayada SOYDAVO.

Ujeedka tartanka ayaa waxa uu ahaa isdhexgalka dhalinyarada iyo soo nooleynta dhaqanka iyo Ciyaaraha soomaalidu gaarka u leedahay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.