Horudhaca :DHUUSAMAREB VS GAALKACYO

0
78

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxaha DHUUSAMAREB VS GAALKACYO ayaa maanta ciyaari doona kulan kamid ah Tartanka kubadda cagta degmooyinka Galmudug.

Xogta kulanka oo kooban

DHUUSAMAREB VS GAALKACYO

SEMI FINAL
Waqtiga: 3:45PM
Adado stadium