Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cabdirashiid Yaasiin Muuse ayaa Magaalada Burco ugu daahfuray Tababar Ku Saabsan Wacyigelinta Barnaamijka Dhalinyarada qaar kamid ah dhalinyarada magaalada Burco
Waxa ka qeyb galay furitanka tababarka mas’uuliyiin katirsan wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland aqoon yahano iyo marti Sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.