mashruuc lagu horumarinayo helitaanka caafimaadka Hooyada iyo dhallanka oo laga daahfuray Muqdisho

0
120

Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasiirka Cafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu horumarinayo helitaanka caafimaadka Hooyada iyo dhallanka oo tayo leh oo loogu talagalay dadka nugul iyo dadka kuso barakacay gudaha dalka.

Daahfurka shirkaan waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle, Safiirka Dowladda Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin kale oo ka socday hay’addaha deeqaha bixiya.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin