Wejiga Labaad ee Wadatashiga Diyaarinta Istaraatijiyadda Qaranka ee Warbaahinta iyo Wada-Xiriirka oo lagu qabtay Muqdisho

0
107

Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka Daah furtay Wejiga Labaad ee Wadatashiga Diyaarinta Istaraatijiyadda Qaranka ee Warbaahinta iyo Wada-Xiriirka

waxa ka qeyb kalay furitaanka kulanka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdulaahi Xayir Ducaalle Agaasimeyaasha Waaxyaha Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowlad Goballeedyada, dalka qaar ka mid ah Agaasimeyaasha waaxyaha Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Khuburro fududeynaya shirka.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi