Degmada Caabudwaaq oo usoo baxday Final ka Tartankan kubada cagta Degmooyinka Galmudug

0
139

Baladweyne(Radio Beerlula)-Kooxaha Caabudwaaq iyo Wisil ayaa galabta ciyaaray kulan samafinal ah oo kamid ah tartankan kubada cagta Degmooyinka Galmudug

Kulanka ayaa ku dhamaaday bareejo 1-1 waxaana lagu kala baxay Gool kulaad 9-8 oo ay ku adkaatay Degmada Caabudwaaq.

Dhuusamareeb iyo Caabudwaaq ayaa Tartanka k/cagta degmooyinka Galmudug 2023 fiinaalkisa ciyaari doona