Hay’ada maareynta masiibooyinka qaranka oo Muqdisho ka daah furtay mashruuca Udxiyada

0
117

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka iyo Safiirka dalka Qatar ee Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ka daahfuray masharuuc Udxiyada ee Soomaaliya oo gaaraya inkabadan 169,000 oo qoys taasi oo loogu talo galay Bulshada Soomaaliyeed.

Daahfurka mashruucaan ayaan waxa goob joog ahaa Gudoomiyaha hay’ada maareeynta Musiiboyinka qaranka , wasiiro , Xildhibaano, iyo masuuliyiin kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.