Tababar ku saabsan maaraynta ilaalinta xuquuqda Caruurta oo lagu qabtay Hargeysa.

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir-ku xigeenka Wasaaradda Shaqo galinta Somaliland Cabdinajiib Ibraahim Muumin ayaa magaalada Hargeysa ka daah furay tababar ku saabsan maaraynta ilaalinta xuquuqda Caruurta.

Waxa ka qeyb galay tababarka mas’uuliyiin katirsan wasaarada shaqo galinta Somaliland iyo hay’addaha caalamiga iyo kuwa maxaliga ee kashaqeeya arimaha daryeelka Caruurta.

Warbixintan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.