Sare u kac laga dareemayo qiimaha la iibiyo Hilibka Geela ee suuqyada Magaalada Baydhabo.

0
153

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Sare u kac xoogan ayaa ku yimid qiimaha la iibiyo hilibka geela ee Suuqa Magaalada Baydhabo.

sare ukac ku yimid hilibka geela ee suuqyada Baydhabo ayaa waxaa sabab u ah Cudurka ku dhaco geela oo ka dilaacay deeganada hoos yimaada magaalada Baydhabo iyo geeli oo yaraaday taasi oo sabab u ah abaaraha ka jiray dalka soomaaliya.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey