Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Soomaliya oo Magaalada Muqdisho ka daah furtay Shirka Seddex bilood laha.

0
98

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shirkan sadax bilood laha ah ee Guddiga haggidda iyo isudubaridka hawlaha Biyaha, Fayadhowrka iyo Nadaafadda ee ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha soomaaliya ayaa manta ka furmay magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya.

Shirkan oo ay ka kaqeyb galeen gudi kasocda dhamaan wasaarada biyaha heer fedaraal iyo heer dowlad goboleed iyo xubno kasocda wasaaradaha caafimaadka dowlada fedaraalka iyo dowladaha xunaha ka iyo gobolka banaadir ayaa looga hadlayay waxyaabaha u qabsoomay sadaxdii bilood ee lasoo dhaafay gudiga hagida iyo isudubaridka hawlaha Biyaha, Fayadhowrka iyo Nadaafadda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad