Sare u kac ku yimid qiimaha la siisto xoolaha Suuqyada Magaalada Baydhabo.

0
120

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Suuq weynaha xoolaha ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka jira mashquul aad u weyn iyo sara kac qimaha xolaha

shacabka magaalada baydhabo ayaa u sii diyaar garoobyo Malinta ciida carafo oo ay maalmo koban naga xigaan bulshada ayaa si weyn u gataan xolaha malmaha ciida carafo.

Warkan waxaa faahfaahinya Xaawo Aadan Xuseen