Iskuulka Maxamed Cali ee Baladweyne oo saameyn xoog leh ay ugeysatay fataahada wabiga shabeele.

0
154

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka dugsi hoose dhexe ee Maxamed Cali ayaa ka codsaday bahda waxbarashada iyo bulshada in ay ka qayb qaatan Dayactirka iskuulka.

Iskuulka Maxamed Cali oo kamid ah dugsiyada ku yaalo magaalada Baladweyne gaar ahaan xaafda Howl-wadaag ayaa waxa saameeyn ba,an ku yeelatay fatahaada dhawaan uu sameeyay wabiga shabeele isla markaana burburiyay dhamaan agabkii aas aasiga u ahaa waxbarashada iyo Howlaha iskuulka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.