Dhalinyarada is xilqaan ee Baladweyne oo bilaalabay howlo biyaha looga saarayo Xaafadaha

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shaqadan oo socotay mudo kudhow labaatan cisho ah ayaa mira dhalkeeda waxaa iska kaashaday Ururka dhalinyarada isxilqaan maamulka degmada Baladweyne ganacsato iyo qaar kamid ah shiradaha isgaarisiinta iyaga oo ku guuleystay in ay biyaha kasaaraan xaafadaha Fiiltare ,  suuqa qudaarta iyo aaga Nuurmacalin.

Biya badan oo ka aharay fataahada ayaa mudo badan fadhinjirayay qaar kamid ah xaafada iyo wadooyinka buunda weyn lkn da,daal badan oo lasameeyay ayaa lagu guuleystay.
Gudoomiyaha ururka dhalinyarada isxilqaan Daadir Cali Cabdi ayaa kawaramaya halka mareyso howsha.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.